Duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab & dowlada Somalia oo War ka soo sartay

Dowlada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeyn xalay ciidamadeeda oo kaashanaya kuwa Maraykanka ka fuliyeen degaanka Kuunyo-barow ee gobolka Sh/hoose. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo ku qoran Somalia iyo English isagoo faahfaahsan. WAR-SAXAAFADEED Habeenkii xalay , 5-ta Maarso, 2020, Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn cirka ah la beegsaday argagaxisada … Continue reading Duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab & dowlada Somalia oo War ka soo sartay